Deeq daawo ah oo lagu wareejiyay maamulka Cisbitaalka IMC Ee Magaalada Jowhar.

0
86

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Duqa Magaalada Jowhar Maxamuud Xasan Bariise ayaa noocyo kala duwan oo Daawooyin ah ku wareejiyay Maamulka Isbitaalka IMC ee Magaalada Jowhar iyadoona Daawooyinka loogu talagay in lagu Daaweyo Dadka ay soo riteen xanuunada ka dhashay Fatahaada Wabiga shabelle sido kale loogu sii diyaar garobayo Daadka Elnino oo Deegaano badan oo ka tirsan Hirshabeelle si Weyn looga cabsi qabo.

Maxamed Muxyidiin oo ah Agaasimaha Isbitaalka IMC ee Magaalada Jowhar ayaa u mahad Celiyay Dowlada Hoose ee Magaalada Jowhar.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya