Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Dowlada Jubbaland ayaa ka hirgelisay tuulada Shaftuug oo kamid ah deegaanada Hoos-yimaada Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubada hoose, mashruuc gabion ah oo lagu xoojinayo badqabka deegaanka loogana hortagayo ciid guurka xili roobaadka.
Mashruucan ayaa diiradda saaraya xoojinta meelaha u nugul roobabka iyo daadadka, iyadoo la rakibay xirmooyin gabion ah oo ka kooban dhagaxyo lagu xiray shabaq bir ah Ujeeddadu waxay ahayd in la yareeyo saameynta ciid guurka si loo ilaaliyo dhul-beereedka deegaanka.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya