Deeganka Qarqoora ee Gobolka Mudug oo laga Bilaabay Biyo Dhaamin.

0
169

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Mashruucan oo biyo loogu dhaaminayo dadka ay abaaruhu saameyeen ee Deegaankaasi Qarqoora waxaa fulinaysa hay’adda IMC waxaana xarig-jarkiisa ka qayb-galay, Masuuliyiin ka socday Wasaaradda Khayraadka Biyaha Galmudug,Maamulka Gobolka Mudug iyo Degmada Gaalkacyo.

Mashruucan ayaa lagu caawin doonaa dad Deegaankaas oo siwayn abaaruhu saamayn ugu yeesheen noloshooda kadib markii ay gureen ceelashii ay biyaha ka cabi jireen.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa