Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Waxbarashada Galmudug ayaa deegaanno hoos taga Degmada Caabudwaaq ka bilowday Olole arday badan sanadkaan loogu dirayo Goobaha waxbarashada.
Iskuulka Barakacyaasha Laandheer oo hoostaga Degmada Caabudwaaq ayaa lagu qabtay kulan lagu bogaadinayay waalidiinta keenay ubadkooda Gobaha Waxbarashada.
Guddoomiyaha Kaamka Laandheer Cabdi Cali Jaamac iyo Maamulaha Iskuulka Laandheer ayaa ku amaanay Wasaaradda Waxbarashada Garab istaaga Bulshada dantayar iyago balan qaaday inay sii wadayaan Horumarinta Waxbarashada Carruurta.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa fah-faahinaya