Deegaanka Yalho oo hoos taga Bosaaso oo laga dhagax dhigay Xarunta Hooyada iyo dhalaanka.

0
37

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wafdi Balaaran oo u hogaaminayay Xildhibaan Maxmuud Dhakuul Ayna ka mid ahaayeen Madax ka socotay Wasaaradda Caafimaadka Puntland Maamulka degmada Bosaaso iyo Bulshada Deegaanka Yalho ee degmada Bosaaso ayaa si wadajir ah u dhagax MCH ay si isku tashi ah ku dhisanayaan Bulshada Deegaankaasi.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya