Deegaanka Tuula Barwaaqo oo laga xarig jaray Ceel biyood.

0
55

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Degmada Dhoobley ayaa Deegaanka Tuula Barwaaqo ka xarig jarey Ceel biyood hirgalintiisa ay iska kaashadeen Hey’adda Unicef, kampaniga Tayo iyo sidokale hey’adda wasda.

Ceelkan ayaa waxaa bahi weyn u qabay dadka iyo duunyada ku nool Degaanka Tuula Barwaaqo oo kamid ah tuulooyiinka hoos yimaad Degmada Dhoobley xilli kuleyl badan uu kajiro dalka.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya