Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada dowlad goboledka Jubbaland ayaa deegaanka Qaam-Qaam ee dhaca waqooyiga Magaalada Kismaayo ka dhagax dhigtay xarun Caafimaad.
Xarunta caafimaad ee laga hirgalinayo deegaanka Qaam Qaam ayaa la rajaaynayaa in wax badan ay ka badasho baahiyaha caafimaad ee ka jira Qaam-Qaam iyo tuulooyinka u dhaw dhow.
Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya