Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Jubbaland ayaa Maanta Deegaanka Luglow ee Waqooyiga Magaalada Kismaayo ku qabtey Munaasabad lagu xusayay Maalinta Dhir beerista Soomaaliya.
Madasha ayaa waxaa goob joog ahaa Masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Jubbaland iyo Bulshada Qeybaheeda kala duwan ee ku nool Deegaanka Luglow.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya