Deegaanka Luglow oo la gaarsiiyay Dhir loogu talagalay in lagu beero Isbitaalka Deegaankaasi

0
49

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Deegaanka Dowladda Jubbaland ayaa boqol geed oo loogu talagalay in lagu beero Isbitaalka Luglow ku wareejiyay hay’adda Gift of the Givers.

Munaasabada dhirta lagu wareejinayay ayaa sido waxaa uu Wasiirku ka qeyb qaatay dhirbeerida Isbitaalka iyadoo ujeedku yahay hirgalinta Siyaasada Dowlada ee ah Cagaarinta Deegaanka si loo helo Deegaan Caafimaad qaba.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya