Deegaanka Lagu-raqsay ee Gobalka Mudug oo laga hirgaliyay Ceelbiyood.

0
125

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanka Lagu-raqsay ee Gobalka Mudug oo ah Maagaalo diimeed qadiimi in ka badan 50 sanana ahayd meel lagu faafiyo culuumta kala duwan ee diinta islaamka islamarkaana ah Maagaalo aan helin inta badan adeegyada aasaasiga u ah nolosha aadanaha ayaa markii ugu horesay laga hirgeliyay ceel biyood riig ah kaas oo ah mid biyahiisa ay si lacag la’aan ah uga faa’iideysanayaan bulshada halkaasi ku nool.

Guddoomiyaha Mu’asasada Sheekh Cali Cilmi Yare Sheekh Cusmaan Sheekh Cali oo warbahinta la hadlay ayaa kawarbixiyay dadaalka ay u galeen hirgalinta ceel biyood kan.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa