Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaarada waraabka iyo beeraha jubbaland oo kamid ah wasaradihii kamidka ahaa wafdigii uu hogaaminayay kuxigeenka koowaad ee madaxweynaha dowlada jubbaland maxamuud sayid adan ee shalay ee shalay gaaray deegaanka janaa cabdale ayaa dhgax dhigtay xaruun ay wasaaradu ku yaalan doonto deegaankaasi.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa faah-faahinaya