Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanka Istanbuul ee dhaca Waqooyiga Magaalada Kismaayo oo la aas-aasay sanadii 2016 ayaa si weyn u dhismeysay Deegaanka Istanbuul oo dadka ku nool markii hore ay ahayeen barakacayaal ay deganadoodii sameyeen Abaarihii, colaadihii iyo fatahaadihii sanadkii hore ku dhuftay Deegaanada ka tirsan Gobalka Jubbada Hoose iyo Gobalka Jubbada dhexe ayaa hada noqday dad deegaan ah oo ka qeyb qaata horumarka iyo kobaca Deegaanka.
Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya