Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanka Hoosingow oo hoos taga degmada Badhaadhe ee Gobolka Jubbada hoose ayaa waxaa ka jira xaalad Biyo la’aan ah, taas oo saamaaysay dadka xoollo dhaqatada ah ee degaankaas.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya