Deegaanka Higlaale Oo Laga Bilaabay Hirgelinta Ceelbiyood baahi loo Qabay.

0
86

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanka Higlaale oo ka tirsan magaalada Cadaado ayaa waxaa laga hirgaliyay ceel biyood riig ah kaasi oo hirgalintiisa ay ka qeyb qateen dad muxsiniin ah qurba joog ah oo ka soo jeeda degaankaasi.

Madasha dah furka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa guuddomiyaha guddiga ceelka, odiyaasha degaanka iyo qaar kamid ah bulshada degaanka iyagoona ku faraxsanaa qodista ceelkaani madaama degaanka ay ka taagnayeen baahiyo loo qabay helista biyo ku filan dadka degaanka.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa warbixintan ku eegeysa