Deegaanka Goobweyn oo saameyn kala kulmay Fatahaadihii dhacay

0
79

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bulshada Ku nool deeegaanka Goobweyne ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa sameeyn weyn ay kala kulmeen fatahadii ka dhacaday sanadkii tagey ee 2023 ee Deegaanada Jubbaland.

Wadooyinkii loo mari jiray Beeraha Deegaanka Goobwayn ayaa burburay waxaana sido kale Fatahaadu saameysay dalagyadii ka soo gu’ijiray Beeraha ku teedsan Deegaanka Goobwayn.

Qaar kamid ah Shacabka ku nool Deegaanka oo la hadlay Warbaahinta ayaa kawarbixiyay sida ay u saameysay Fatahaadihii El-nino ee Sanadkii aynu soo dhaafnay.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa fah-faahinaya