Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Sanadihii ugu dambeeyay waxaa qiimo sare gaaray malabka shinida taasi oo ka dambeysay kadib markii uu kordhay isticmaalka iyo iibsiga malabka shinida oo daawo u ah caafimaadka guud ee Aadanaha.
Maxamed Cali Samow. ayaa warkaan inoo diyaariyay