Deegaanka Diif oo hoos yimaada Dhoobley oo laga hirgaliyay War-biyoood.

0
19

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaarada Tamarta iyo Khayraadka biyaha Dawladda Jubaland ayaa Deegaanka Diif ee Hoos yimaada Dagmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ka hirgalisay War-biyoood Si casri ah loo dhisay.

Munaasabad Xariga looga jarayay ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gar Gaarka iyo Masiibooyinka Jubbaland Maamulka Degmada Dhoobley iyo sido kale Maamulka Deegaanka Diif.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya