Deegaanka Dag alima ee gobolka Jubadda Hoose oo laga dhagax dhigay goob waxbarasho.

0
91

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland ayaa Deegaanada Dag alima iyo Wadajir oo Hoostaga Degmada Dhoobley ka dhagax dhigay goobo Waxbarasho Oo Laga Hergelinaayo.

Waxa ka qeyb galay madasha dhagax dhiga wasiirka Wasaaradda waxbarshada Jubbaland Cabdinaasir Seeraar Maax Guddoomiyaha Degmada Dhoobley Xassan Cabdi Xaashi iyo marti Sharaf kale.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya