Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Degmada Marka ee gobolka Shabeellada hoose ayaa degaanka Ceel jaale Ka dhagax dhigay suuqyo loogu talo galay Ganacsatada iibiya qudaarta iyo hilibka waxaana madasha dhagax dhiga goobjoog ahaa gudoomiye guxigeenka arimaha bulshada marko iyo gudoomiyaha degaanka Ceel jaale.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegya