Deegaanka Buurgaabo oo laga Hirgalinayo Mashaariic lagu horumarinayo Adeegyada Bulshada.

0
16

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudoomiyaha Dagmada Badhaadhe, Mudane Xasan Nuur Cabdi ayaa gaaray Deegaan xeebeedka Buurgaabo ee hoos taga Demada Badhaadhe.

Gudomiyaha ayaa Deegaanka ka sameeyay Xarig jar iyo dhagax dhig Mashaariic lagu hormarinayo adeegyada Dowladeed ee bulshada Deegaanka.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya