Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanka Buulo Mareer Ee Gobolka Shabeelada Hoose ayaa Si Rasmi ah Hirgaliyey Leerarka Ku Shaqeeya Tamarta Cadceeda Kuwaas Oo Lagu Rakibay Wadooyinka Waaweyn Ee Magaalada Si Loo Xoojiyo Amniga, bilcda iyo isu socodka Bulshada.
Mashruucan ayaa Waxaa Hirgaliyey Maamulka Gobolka Shabeelada Hoose, Waxaana Uu Qeyb Ka Yahay Qorshaha Balaaran ee Lagu Hor Marinayo adeegyada aasaasiga ah Bulshada Gaar ahaan Xiliyada Habeenkii.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa