Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deeganka Buulo-xaaji oo dhanka galbeed ka xiga magaalada Kismaayo ayaa waxaa mudo dheer ka jiray baahiyo kala duwan oo ay ka mid yihiin in dhalinyarada deegaankaasi aysan haysan goroomo ay ku ciyaaraan kubada cagta iyo sido kale xarumo dhalinyarada lagu baro farsamada gacanta.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa