Deegaanka Buula-gaduud oo laga hirgeliyay Goob Haweenka wax lagu baro

0
94

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Haweenka Arimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Deegaanka Buula -gaduud oo ka mid ah deegaanada dhaca waqooyiga Magaalada Kismaayo ka hirgalisay xarun loogu talagalay in wax lagu baro Haweenka aan horay u helin fursadda waxbarasho.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa