Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deggaanka bacaadweyne ee gobolka mudug ayaa ah degaanada ay dhowaan gaartey dowlada waxaana dib u habeyn lagu sameeyey xaruumaha kala duwan ee degaanka oo looga adeega bulshada si loo hormariyo arimaha bulshada iyo bilicida degaanka.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya