Deegaanka Baar-Sanguuni oo Laga Soo Sheegay Inuu ka Dilaacay Cudurka Jadeecada

0
193

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanka Baar-sanguuni waxaa uu ka mid yahay deegaanada dhaca waqooyiga magaalada Kismaayo, Qaar ka mid ah bulshada kunool deegaanka Baar-Sanguuni ayaa waxaaa ay la xanuunsan yihiin cudurka Jadeecada.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah faahineysa