Deegaanada Waqooyiga Magaalada kismaayo oo laga hirgalinayo Mashaariic Horumarineed.

0
102

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wafdi uu hogaaminayay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jubbaland ayaa kormeer shaqo ku tagay Deegaanada Yoontoy iyo Qaan Qaam ee Waqooyiga Magaalada kismaayo.

Kormeerka mas’uuliyiintan ayaa daarnaa habsami u socodka dhismayaal ay kamid yihiin saldhig boolis iyo hoolka shirarka oo laga hirgalinayo Deegaanka qaam qaam taas oo bulshada iyo maamulka ay baahi weyn u qabeen.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa

Audio Player