Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Macdanta iyo Biyaha Dowlad Goboledka Jubbland ayaa wada qorshayaal lagu dayac tirayo ceelasha biyaha ee ku yaala Deegaanada Waqooyiga Kismaayo kuwaas oo uu bur-bur ka soo gaaray fatahaada wabiga Jubba iyo daadadkii El-nino ee dalka ku dhuftay sanadkii la soo dhaafay.
Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya