Da’yarta waxbaraneysa oo loogu baaqay inay badiyan wax akhrinta.

0
63

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Aqoontu waxaa ay ka kooban tahay akhris iyo qoraal, akhriska waxaa lagu tiriyaa wadooyiinka loo maro aqoonta islamarkaana qofku uu ku kasban karo aqoon baaxad leh oo ku hogaamin karta Horumar qofeed una furta albaabo cusub.

Qaar kamid ah Dhalinyarada Aqoonyahanada ah ee ku nool Degmada Dhoobley ayaa fah-faahin ka bixiyay muuhimada akhriska iyo qoraalka ee dhanka waxbrashada.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegaya