Dayactir lagu sameeyay xaruunta hay’adaha garsoorka ee Gobolka Banadir oo xariga laga jaray.

0
116

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Soomaaliya Garyaqaan Baashi Yuusuf Axmed ayaa xarigga ka jaray dayactir iyo dib u dhis lagu sameeyay xarunta ay ku shaqeeyaan hey’adaha garsoorka gobolka Banaadir.

Xarig ka jarka xarumahan ayaa waxaa goob joog ka ahaa xubno ka tirsan bahda garsoorka gobolka Banaadir, iyo masuuliyiin kale.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegaya