Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan oo kaashanayo shacabka Malaagada ayaa bilaabay dayactir lagu sameeynayo soolarka Magaalada.
Cilado kala duwan oo ay qabeen soolarada iyo shacabka Magaalada oo dhib ku qabay mugdiga jiray ayaa sababatay in laga howl galo hagaajinta solarada.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya