Dawladda Hoose Jigjiga oo amar ka soo saartay Rinjiga la mariyo dhismeyaasha.

0
41

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka dawladda Hoose ee Magaalada Jigjiga ee xarunta Dowlad Deegaanka Soomaalida ayaa dhawaan soo saaray go’aanno salka ku haya mashaariic Horumarineed oo lagu dhisayo waddooyinka magaalada, isla markaana sare loogu qaadayo bilicda magaalada.

Go’aannada waxaa ka mid ah in dhismayaasha ku yaal hareeraha waddada aan la marin karin riji aan ahayn mid maamulku ay qorsheeyeen, kaas oo ay ku tilmaameen inuu yahay mid ka qayb qaadanaya horumarka.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa