Dawladda Hoose Degmada Qardho Oo bilowday Qaadista canshuurta Guryaha.

0
109

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dawladda Hoose Ee degmada Qardho ayaa bilowday Qaadista canshuurta Guryaha, waxaa Shaqalaha Qaada Canshuurta loo diray dhammaan xaafadaha magaalada

Kusimaha Xoghayaha Dawladda hoose ee Degmadda Qardho Mudane Xasan Cabdi faray Gantaleman oo Shirjaraaid ku qabtey Xafiiskiisa ayaa Bulashada ugu baaqey in ay bixiyaan Canshuurta Guryaha ee Sanadlaha ah.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa warbixintan ku eegeysa