Dawaarleyaasha Deegaanka Dhoobley oo soo kordhiyay naqshado cusub oo si fashion ah lagu tolaayo dharka dumarka.

0
609

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyarada waa halbowlaha umada waliba ku taagan tahay magaalada dhoobley ee gobolka jubbada hose waa magaalo xuduud ah oo ay ku nool yahiin bulsho badan oo dhalinyaro u badan kuwasoo siyaabo kala duwan uu mareyo nooloshooda iyo tan qoysaskoodaba

Goobaha lagu toolo dharka nocyadhiisa kala duwaan ayaa kuso badanaya magaalada dhoobley iyaado mudooyiinki dambe ay kuso kordhiyeen naqshado cusub oo dhinaca dharka dumarka

Naqshado cusub ay dharka dumarka u toolayan ayaa waxa kamid ah sida xijaabada gacmaha loo yeelayo iyo nocyada kala duwan ee cabayadaha dumarka oo si casri ah loo toolayo

Hadaba Qaar kamid ahDawaarleyaasha ku nool magaalada dhoobley ayaa Radio Sanguuni uga warbixiyay naqashadan cusub ee ay kuso kordhiyeen xirfaadooda

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa