Darwalada gaadiidka Bajaajta oo ka cabanaya burburka jidadka Baladweyne.

0
15

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wadada dheer ee isku xirto buurta janto iyo xerada lama galaay ee magaalada Baladweyne oo ah mid aad u bur bursan ayaa waxaa dhib badan kala kulmo dhalinyarada ku shaqeysto mooto bajajka

Markii la gaaro xili roobaadka wadadaan waxaa ma dhaco shilal aad u badan kuwasoo sababo biyaha fadhisto meelaha godadka ah.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa