Daruufo nololeed oo soo wajahday dadka ku nool deegaanka Xin-barwaaqo oo hoos taga Hobyo

0
45

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dadka ku nool Deegaanka Xin-barwaaqo oo hoos taga Magaalada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa wajahaya caqabado dhanka nolosha ah oo aay kamid yihiin biyo yari,isgaarsiin la-aan ,Bacaad saameeyay deegaanka kaasi oo xeray wadooyinki ay isticmaali lahaayeen gaadiidka isla markaasina ku rogmaday qaar kamid ah guryaha iyo goobahii ganacsiga.

Bukaanada deegaankan ayaa loo qaado magaalooyinka u dhaw halka bulshada ay biyaha u doontaan Ceelka Qoryaalle oo 12 KM u jira deegaanka Xin-barwaaqo.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa