Darawalada Kismaayo oo ka cabanaya biyaha fadhiyo qaar kamid ah wadooyinka Magaalada.

0
97

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Roobabkii ka da’ay Magalada kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbada Hoose iyo nawaxigeeda ayaa samayn ku yeeshay isku socodka dadka iyo gaadiidka maadaama wadooyinka halbowlaha u ah Magaalada ay biyo buux dhafiyeen.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa