Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada jigjiga ayaa lagu qabtay Kulan lagu soo bandhigay daraasad caafimaaad oo la xiriirta Nafaqada iyo Deegaanka islamarkaana laga sameeyay Degamada.
Kulankaan ayaa waxa ka qeybgalay Wasiirka Caafimaadka DDS, Bahda caafimaadka, Dhaqaatiir, Macallimiin iyo mas’uuliyiin kale.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa