Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Daladda Warbaahinta Soomaaliyeed ee SOMA ayaa Tababar uga Furtay 20 Suxufi Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug wariyasha ayaa ka kala yimid Deganada Galmudug iyo Puntland waxana ka soo qayb galay wasiir ku xigeenka warfafinta Galmudug Xoghayaha Ururka Saxafiyiinta Galmudug (GALJA) Iyo madax ka socotay SOMA.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa warbixintan ku eegeysa