Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Amniga Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa uu sheegey in dhawaan lagu guuleystey in la joojiyo dagaalkii ka socdey Degmada Diinsoor ee u dhaxeeyey labo beelood oo walaalo ahaa kaasi oo mudo ka socdey degmada Diinsoor
Wasiirka Amniga KGs ayaa sheegey in joojinta Dagaaladaasi ay ka qeybqaaten Ciidanka ATMIS ee Diinsoor jooga iyo Ciidanka Amniga Dowlada Federalka ah ee Soomaaliya iyo kuwa KGS.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa