Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degmada Xingalool ee gobolka Sanaag ayaa lagu qabtay kulankaan oo looga hadlayay sidii loo dhameeystiri lahaa dhismaha xarun caafimaad oo hab isku tashi dhawaan looga bilaabay degmadaasi si bulshada magaaladaasi aay u helaan adeegyo caafimaad oo ku filan.
Kulanka waxaa ka qeybgalay Odayaal,dhallinyaro,Haween,Maamulka degmada iyo waxgarad kale.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa