Dadkii ka barakacay Tuulada Gololeey oo Codsaday in la Caawiyo.

0
196
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ku dhawaad boqol qoys ayaa ka barakacday tuulada golaleey oo hoostagta Degmada Jowhar.
Dadkan ayaa ahaa beeraleey, beerahiina waxaa baabiyay biyaha roobabka, iaygoo u Barakacay tuulooyinka doon furuqle iyo qarqaroow oo dhanka galbeed kaga began tuuladaasi.
Muuse Axmed oo ka mid dadka ka barakacay tuulada galooley ayaa ka warbiyay saamaynta ay roobabku ku yeesheen dadka Beeraha.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa