Dadka walaalaha ah ee wado dego Degmada Luuq oo Baaq Nabadeed loo diray.

0
54

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Odayaasha dhaqanka, culumada, siyaasiyiinta iyo qaar ka mid ah xillibaanada Golaha wakiilada Jubbaland ayaa si wadajir ah fariin nabadeed ugu wado diray Dadka walaalaha ah ee wado dego degmada Luuq ee gobolka Gedo.

Qaar kamid ah xillibaanada Golaha wakiilada Jubbaland iyo odayaasha dhaqanka Jubbaland ayaa sheegay in muhiim tahay in laga fogaadoo daadinta dhiiga iyo in lagu dadaalo ilaalinta nabad iyo wada noolaashaha.

Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya