Dadka qashinka ku shuba Biyo-mareenada Kismaayo oo digniin loo diray.

0
49

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbada Hoose ayaa waxey mudooyinki danbe sameeyneysay horumar dhanka bilicda ah, iyadoo burburki Dowladii dhexe dalka kadib Kismaayo ay yeelatay Laamiya cusub, kuwaas oo muhiim u ahaa bulshada reer Kismaayo,waxana dhanka kale Magaalada laga hirgiliyay Biyo-mareeno.

Mamuulka Degmada Kismaayo ayana digniin u diray dadka qashinka Biyo-mareenada wadooyinka Ku shuba.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya