Dadka qaba baahiyaha gaar ka ah oo Agabka naafada loogu qeybiyay Gaalkacyo.

0
47

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Boqol Ruux oo kamid ah dadka baahiyaha gaarka ah qaba oo ku nool magaalada Gaalkacyo ayaa la gaarsiiyay Baaskiilada loogu talo galay dadka naafada ah.

Agabkan ayaa waxaa dadkan soo gaarsiisay Hey’adda East African Disability oo ah Hey’ad ka shaqeysa daryeelka iyo taakuleynta dadka baahiyaha gaarka ah qaba.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad. ayaa faah-faahinaya