Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)Dadka soo soosaara sariiraha iyo agabka kale ee guryaha ayaa sheegay in Waxsoosarkoodu Bulshada Magalada Dhoobley ay ka bahitireen agabkii sariiraha ee dalka dibadiisa uga imaan jiray.
Xamdi Sugoow Lamaane ayaa waribixintan inoo haysa