Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni). Koboca Ganacsiga Dhoobley ayaa waxaa kaalin mugle kaga jira Dadka Dib uga soo laabtay Xeryaha qaxootiga Dadaab ee Dalka Kenaya islamarkaana kusugan imika Deeganka dhoobley Xeryaheeda Barakacayaasha, Bashiir Maxamed Daahir ayaa Warbixintan inooga diyaariyay
Audio Player