Dadka ku xamaasho Gaari gacanka ee magaalada kismaayo oo ka cabanaayo shaqo la’aan.

0
96

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Suuqyada magaalada Kismaayo waxaa inta badan lagu arkaa muruq maalato siyaabo kala duwan Qutulyoomka uga soo raadsaday bartamaha suuq si ay maalinkaa xal ugu helaan maareenta Nolasha Qoysaskooda

Qaar ka mid ah dadka ku xamaasho Gaari Gacanka ayaa Sheegay in ay soo wajahday Suuq Xumo tan iyo markii  hoos loo dhigay qiimaha Taxsiga  lagu Raaco oo ay shegeen in ay qaadaan waxyabihii ay horey u qaadi jireen sidoo kale waxaa iyagna warbaahinta hadlay qaar kamid ah dadka sida maalinlaha ah u kirooyo gaari gacanka.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya