Dadka ku shaqaysta farsamada gacanta oo sheegay inaysan mudnaan ku haysanin shaqadooda

0
279

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni) Dadka ku shaqaysta farsamada gacanta ayaa inta badan wajaha mudnaan la,aan la xidhiidha shaqadooda,Farsama wanaagsan iyo waxyaaba badan oo tayo leh ayey dalka ku soo kordhiyaan hadana looma maamuuso sidi ay mudnaayeen.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad ayaa ka warramaya