Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Barakacayaasha ku nool kaam jubba ee magaalada dhoobley oo Radio Sanguuni la hadlay ayaa sheegay in ay heysata durufo kala duwan oo ay ka mid tahay hoy la’aan, caafimaad darro iyo raashin yari.
Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya