Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qeylo dhaan xooggan ayaa ka soo yeedhay dadka ku nool Deeganada hoos taga Degmada Badhaadhe ee Gobolka Jubbada Hoose,waxayna ka dhalatay kadib markii ay Biyo la,aan xooggan soo foodsaartay dadka ku nool halkaas.
Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya.